Telegram Web Link
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
أيها الأحبة في الله: أحببت أن أقدم لنفسي وإياكم اليوم حديثا عظيما من أحاديث الرسول الذي أخرجه الإمام البخاري في صحيحه، عن سمرت بن جندب رضي الله عنه قال: قال رسول الله صلى الله عليه وسلم: ( رأيت الليلة رجلين أتياني، قالا: الذي رأيته يشق شدقه فكذاب، يكذب بالكذبة، تحمل عنه، حتى تبلغ الآفاق، فيصنع به إلى يوم القيامة)
Walaalayaal xadiithkaan waa xadiith saxiix ah oo uu soo saaray Imaamul Bukhaari.
Waxaan ku hormarayaa macnihiisa inkastoo aan ogahay badankiin inaad garaneysaan,
Rasuulkeena ayaa wuxuu arkay nin labadiisa daan labada dhinac mar walba la jeexayo, markaas ayaa lagu yiri: ninkaa sidaa loo galayo waa: nin beenlow ah, been ayuu dadka u sheegayaa, markaa ayaa laga qaadayaa beentii uu sheegay ilaa ay jihooyin badan beentiisii gaarto, marka dhibaatadan lagu sameynaya ilaa yoomul qiyaama oo cadaabka ahi waxaa sababay beentaas uu faafiyay.
Waxaad ogtihiin waagii hore qofku haddii uu been sheego dad yar ayey gaari jirtay; waayoo idaacado iyo qalab warbaahineed majirin, laakiin zamankeena waad aragtaan si fudud ayey caalamka oo dhan ku gaareysaa haka eray ee kaa soo baxay; waayoo waxaa la adeegsadaa: warbaahin maqal iyo muuqaal leh, ama maqal kaliya oo codkaada ah, ama qoraalkaada ah.
Waad aragtaan beenta ay dadka baraha bulshada adeegsadaan meesha ay gaareyso.
Marka aad iyo aad aan iskaga ilaalinno erayada aan oraneyno. waxaa barito kugu markhaati furaya ummad badan oo malaayiin qof gaaraya oo aadan adigu aqoon laakiin aad isbartay, muuqaalkaada ama codkaadana yaqaan.
Waad aragtaan sida sawirada beenta loo sameeyo qof weyn oo xurmo iyo sharaf leh madaxiisa sawirkiisa inta la soo jaro qof qaawan ama xumaan sameynaya la dul saarayo.حسبنا الله ونعم الوكيل .
Hadda waxaaba la sameeyaa shiikh hebel codkiisa oo wax aan diintu ogoleyn ku halaaya oo been abuur ah.
Axaadiith been abuur ah, fataawi iyo jawaabo khaldan oo la baahinayo.
Waxaad la yaab leh ciyaalka loo bixiyay: cayayaanka baraha bulsha oo nolasha ka dhacay, sida loo dhageysto warkooda beenta ah ama dadka qaar ay qiimo u yeelaan، meelaha qaarna markey yimaadaanna si aan caadi aheyn loogu soo dhaweeyo.
Arrintaas waxey na tuseysaa halka bushadeenu wacyigoodu gaarsiisan yahay.
Marka walaalayaal waa inaan muslixiin noqonaa oo aan khatartaas ummadeena uga dignaa.
نسأل الله العفو والعافية.
وبالله التوفيق.

✍🏿 الشيخ الوالد
عبدالقادر عكاشة
حفظه الله
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
#الحزام_الشيعي ‼️
‏وسعيهم لإبادة أهل السنة وهدم المسجد الحرام واقتلاع الحجر الأسود و نبش قبر ابوبكر وعمر وهدم المسجد النبوي ...

‏الشيخ محمد رسلان حفظه الله
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
‏الذنب لا يُكتَب إلا بعد ست ساعات

‏الشيخ الدكتور

عزيز العنزي

حفظه الله
*بما أن كثيرًا من البيوت خاصةً في بلادنا ،يؤخرون شرب القهوة يوم السبت بالذات إلى بعد صلاة الظهر ،فأحببت أن أهديهم هذه الفائدة*
قال الشيخ حماد الأنصاري- رحمه الله- كما في "المجموع" (٦٨٦) :
" قهوة بلا قدوع، لا تسمن ولا تغني من جوع، كصلاة بلا خشوع! "
القدوع: التمر

وقال الشيخ العبودي -رحمه الله -"ما هناك ألذ من القهوة مع التمر،كأنها مخلوقة له،مع أن التمر قبل القهوة بآلاف السنين"
صوتي متداول.

✍🏿الشيخ اسامة بن سعود العمري
الحمد لله والصلاة والسلام على رسول الله وعلى آله وأصحابه أجمعين
أما بعد: فإن شاء الله سنكمل ما بقي من الحديث المتقدم ذكره..
وهو قوله صلَّى الله عليه وسلَّم:( وحق العباد على الله أن لا يعذب من لا يشرك به شيئا).
فهذه بشارة عظيمة لكل من لا يشرك بالله سبحانه وتعالى شيئا، وأخلص له بالعبادة، ولا يشاركه أحدا من خلقه سواء كان ملكا مقربا، أو نبيا مرسلا، أو وليا صالحا، أوغيرهم من المخلوقات.
فيجب على كل مسلم أن يستفيد من هذه الفائدة العظيمة؛ لأنه قد صح عن النبي صلَّى الله عليه وسلَّم:( يخرج من النار من كان في قلبه مثقال حبة من إيمان).
Walaalayaal qeybtii labaad ee xadiithkii aan qeybtiisii hore ka soo hadalnay ayaan soo gudbinayaa.
Wuxuu yiri Rasuulkeena صلَّى الله عليه وسلَّم : xaqqa ay addoomadu Allaah ku yeelanayaan oo isagu isku waajibiyay waxaa weeye: in uusan cadaabin qof aan Allaah cibaadadiisa cid kale wax ugu darin.
Allaah ma ogola in cid aan Allaah aheyn la baryo, la magan galo, la tala saarto, dhib markii uu qofku la kulmo loo qeyshado, axadka la baryayo oo aan Allaah aheyn haba ahaado: malag Allaah u dhow, nabi ama rasuul uu Allaah soo diray, ama wali saalix ah, ha dhinto ama ha noolaado.
Xadiithul qudsi uu Imaamu Muslim soo saaray wuxuu Allaah ku yiri:
روى مسلم عن أبي هريرة رضي الله عنه قال: قال رسول الله صلَّى الله عليه، قال الله تعالى:( أنا أغنى الشركاء عن الشرك، من عمل عملا أشرك فيه معي غيري تركته وشركه).
Xaddiithkaas Allaah wuxuu yiri: Anigu waan ka deeqtoonahay shirko ama in wax la ila wadaago, qofkii camal la yimaada ilana wadaajiyo cid kale wadaagsigiisa waan ka tagayaa.
Walaalayaal adduunka wax yar baa la joogayaa safar aan laga soo laabaneyn ayaa na sugaya ee aan Allaah kaliya towxiidkeena u saafi yeelno si aan barrito qiyaamaha uga badbaadno cadaabkiisa.
وبالله التوفيق.

✍🏿الشيخ عبدالقادر عكاشة حفظه الله
‏المعصية تسلب طعم العبادة

‏عن عبدالله بن المبارك

-رحمه الله

- قال

قيل لوهيب بن الورد -رحمه الله وهو أحد العبّاد-: أيجد طعم العبادة من يعصي الله؟ قال: لا، ولا من همَّ بمعصية‼️

✍🏿حلية الأولياء، لأبي نعيم (٨/١٤٤)]
‏ٰ
الحمدلله والصَّلاة والسَّلام على رسول الله وعلى آله وأصحابه أجمعين
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Walaalayaal: Diinteena qabiilka wey ogoshahay , laakiin qabyaaladda ayey inoo diiday nagana xarrimtay.
Farqi ayaa u dhaxeeya qabiil in la sheegto iyo qabyaalad in lagu dhaqmo.
يقول الله سبحانه وتعالى في سورة الحجرات: ( يا أياءيها الناس إنا خلقناكم من ذكر وأنثى وجعلناكم شعوبا وقبائل لتعارفوا إن أكرمكم عند الله أتقاكم إن الله عليم خبير).
Qabiilka waa nasabkaada inaad garato, qaraabadaada iyo raximkaada si aad u xiriirso, una ogaato cidda aad dhaxleyso adna ku dhaxlaya, cidda nikaaxeedu uu kuu banaan yahay iyo cidda uusan kuu banaaneyn inaad guursato.
Waxaa tusaya arrintaan xaddiithka uu Tirmidi soo saaray, Abuu Hureyrana uu Nabiga ka wariyay oo ahaa:
( تعلموا من أنسابكم ما تصلون به أرحامكم) أخرجه الترمذي من حديث أبي هريرة رضي الله عنه عن رسول الله صلَّى الله عليه وسلَّم.
Macnaha xaddiithku waxaa weeye: Nasabkiina waxaad ka barataan wax aad qaraabadiina ama raximkiina ku xiriirisaan oo abtirsigiina ah.
Tusaale:
Waxaad ogtihiin in marka loo abtirinaayo Rasuulkeenaصلى الله عليه وسلَّم la yiraahdo:
النبي العربي الهاشميه القرشي
Nabigii carabka ahaa, reer Haashin ka ahaa, Qureysh kasii ahaa.
Sidoo kale Asxaabta Rasuulka iyaguna qabiilkooda loogu abtirin jiray sida:
أبو هريرة الدوسي، أبو ذر الغفاري ، صهيب الرومي، سلمان الفارسي.
Abuuhureyra oo ah qabiilka: Doos.
Abuu Dar oo ah qabiilka: Gifaaf.
Suhayb oo ah qabiilka: Romanka.
Salmaan oo ah qabiilka: furus.
Marka inaad tiraahdo anigu reer hebel ayaan ahay, qabyaalad lama yiraahdo.
Qabiilka waa la ogolyahay waxaase nala kugu ogolyahay oo kaliya nasabkeena inaan ku garano:(لتعارفوا) sida uu Allaah noogu sheegay aayaddaas aan kor ku xisay.
Laakiin qabyaaladda oo ah soomaalidu waxa ay ku dhaqanto waa tan nalaka reebay.
darsigeenna kan xiga ayaan uga hadli doonaa inshaa Allaah. وبالله التوفيق
.

✍🏿 الشيخ عبدالقادر عكاشة

حفظه الله
Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis
Waa darsi cusub oo sabtida soo socota la bilaabayo insha'allah oo tafsiirkii qur'aanka oo qaab cusub loo dhigayo .
Duruuso kale oo aad u mihiima ayaa soo socda oo warar kale oo farxad badan insha'allah ilaahay cumriga sheekha iyo cilmigiisaba habarakeeyo.
‏تعلن ⁧ #الجامعة_الإسلامية ⁩ عن بدء المرحلة الثانية؛ لاستقبال طلبات الدراسة لبرنامج (الشريعة) عن بُعد، للطلاب والطالبات الدوليين المقيمين خارج المملكة، مع تخصيص (100) مقعد مجاني منحة مدعومة بالكامل مقدمة من وقف خادم الحرمين الشريفين الملك عبدالله بن عبدالعزيز لوالديه.

‏يبدأ التقديم: يوم الثلاثاء 1446/4/5هـ، لمدة (10) أيام، عبر الرابط الآتي:
‏⁦ distancelearning.iu.edu.sa
بشرى سارّة .. المستوى الأوّل من (دورة التّأصيل العقديّ)

Dawro cilmiga caqiidada lagu baranayo oo uu sheekhu dhigaayo Alle ha barakeeyee
جدول المواريث
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
الإسعاف الاولي عند حصول نزيف الانف
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
ماستجلبة البركة إلا لأمرين

الشيخ سليمان الرحيلي

حفظه الله تعالى 💯
2024/11/17 12:37:29
Back to Top
HTML Embed Code: