السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
أيها الإخوة والأخوات، فقد أحببت أن تكون أول كلمة أشارك معكم اليوم:
الفرق بين الصالح والمصلح.
يقول تعالى:(وما كان ربك ليهلك القرى بظلم وأهلها مصلحون ) هود
وأخرج البخاري، ومسلم، من حديث زينب بنت جحش رضي الله عنها، دخل عليها رسول الله صلى الله عليه وسلم فزعا يقول:( لاإله الله، ويل للعرب من شر قد اقترب، فتح اليوم من ردم يأجوج ومأجوج مثل هذا) وحلق بأصبعه الإبهام والتي تليها، قالت: فقلت يارسول الله، أنهلك وفينا الصالحون؟ قال:(نعم، إذا كثر الخبث).
فالصالح: هوالذي يصلح نفسه، بفعل المأمورات، وترك المنهيات، ولكنه لا ينفع غيره، لا يأمر بالمعروف، ولا ينهى عن المنكر، فالناس يحبون هذا ويثنون عليه، ويقولون: هذا شخص طيب.ولا يرد على أحد.
وأما المصلح: هو الذي يصلح نفسه بفعل المأمورات، وترك المنكرات، ويصلح غيره يالأمر بالمعروف، والنهي عن المنكر، فالناس لا يحبون هذا الرجل المصلح، بل يكرهونه ويقولون: هذا لايسلم منه أحد؛ لأنه يحذر عن الشرك بالله، وعن البدع والأهواء في دين الله، وعن المعاصي التي منها سفك الدماء بغير حق، و أكل أموال الناس بالباطل، والتعامل بالربا، والإتيان بالزنا، والغبية، والغش، والحسد، وغير ذلك من كبائر الذنوب.
وخير شاهد لذلك رسولنا محمد صلى الله عليه وسلم؛ لأن قريشا كانوا يحبونه ويثنون عليه قبل البعثة، وكانوا يلقبونه: الصادق الأمين، لكن لما أرسله الله بالهدى ودين الحق، وصدع بتوحيد الله وطاعته، كرهوه بل وحاربوه، ولقبوه بألألقاب السيئة، فقالوا: ساحر، كذاب، مجنون، كاهن، شاعر. وغيرها من الألقاب لماذا؟ لأنه صالح لنفسه ومصلح لغيره، وليس له ذنب في غير ذلك.
Walaalayaal Allaah ha idin barakeeyee, kalimaddaan ayaan jecleystay inaan ka dhigo kalimaddii kowaad kadib markii aan muddo kala maqneyn:
Farqiga u dhexeeya qofka saalixa ah iyo qofka muslixa ah.
Qofka saalixa ah waa: qofka naftiisa islaaxiya cidna aan kheyrka farin, shartana cidna ka reebin, masjidkiisa ayuu galaa soo tukadaa, soomkiisa soomaa, zakadiisa gutaa, iska ilaaliyo macaasida.
Qofka muslixa ahi waa: qofka naftiisa islaaxiya dadkana kheyr faro shartana ka reeba.
Haddii eyan bulasha muslimka ahi ku dhex jirin dad muslixiin ah oo sharta ka digo kheyrkana faro bulshadaas waa la halaagi iyaga iyo saalixiintiiba,
sida aayadda iyo xadiithka aan kor ku soo xusay timaamayaan:
أنهلك وفينا الصالحون، قال: رسول الله صلى الله عليه وسلم:(نعم، إذا كثر الخبث).
Dadku waxey jeclyihiin qofka aan ka hadlin xumaanta ay ku dhex jiraan sida: shirkiga, bidcada, dunuubta kabiirada ah.
Laakiin waxey dadku necebyihiin qofka ka diga wax kasto oo dadka diintooda dhibaaya oo shirkiga u horreeyo, nifaaqa, bidcada. Iyo dunuubka waaweyn.
Waayo kan shirkiga ku jiro wuu dhibsanayaa in laga taabto marabo, kan bidcada sidoo kale, kan ribada sidoo kale, kan dhiiga muslimiinta xaqdarrada ku daadinaya sidoo kale.
Haddii lawaayo dad munkarka reebo macruufkana faro ummaddaas afar takbiirood ha lagu tukado waa ummad halaagsantay.
Tusaale: Nabigeen صلى الله عليه وسلم inta aan loo waxyoon gaaladu way jeclaayeen oo waxey dhihi jireen runlowgii aamin ahaa, waayoo saalix ayuu ahaa, laakiin markii la soo diray oo loo waxyooday rasuul laga dhigay oo uu sharta ka digay kheyrkiina faray waa ay la colleytameen waxey ku tilmaameen: beeloow, saaxir, faalshoow, gabyaa iyo erayo uu ka nazahan yahay .
وبالله التوفيق
✍🏿Sh Cabdulqaadir
Cukaasha

Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
لايجوز سجود السهو إلا لثلاثة أمور خلافها الصلاة باطلة
الشيخ الدكتور
عبدالسلام الشويعر
حفظه الله
الشيخ الدكتور
عبدالسلام الشويعر
حفظه الله
👆🏾👆🏾
لا تشتكي من أولادك وأدعو بهذه الآيات💯
الشيخ الدكتور
عبدالسلام الشويعر
حفظه الله. ✅
لا تشتكي من أولادك وأدعو بهذه الآيات💯
الشيخ الدكتور
عبدالسلام الشويعر
حفظه الله. ✅
👆🏾👆🏾🕌
ليس هناك بلد تخلو من العلماء
فلا تزهد فيمن حولك ،حتى غزة التي تحت الاحتلال فيها علماء .
الشيخ صالح العصيمي
حفظه الله .
ليس هناك بلد تخلو من العلماء
فلا تزهد فيمن حولك ،حتى غزة التي تحت الاحتلال فيها علماء .
الشيخ صالح العصيمي
حفظه الله .
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
أيها الأحبة في الله: أحببت أن أقدم لنفسي وإياكم اليوم حديثا عظيما من أحاديث الرسول الذي أخرجه الإمام البخاري في صحيحه، عن سمرت بن جندب رضي الله عنه قال: قال رسول الله صلى الله عليه وسلم: ( رأيت الليلة رجلين أتياني، قالا: الذي رأيته يشق شدقه فكذاب، يكذب بالكذبة، تحمل عنه، حتى تبلغ الآفاق، فيصنع به إلى يوم القيامة)
Walaalayaal xadiithkaan waa xadiith saxiix ah oo uu soo saaray Imaamul Bukhaari.
Waxaan ku hormarayaa macnihiisa inkastoo aan ogahay badankiin inaad garaneysaan,
Rasuulkeena ayaa wuxuu arkay nin labadiisa daan labada dhinac mar walba la jeexayo, markaas ayaa lagu yiri: ninkaa sidaa loo galayo waa: nin beenlow ah, been ayuu dadka u sheegayaa, markaa ayaa laga qaadayaa beentii uu sheegay ilaa ay jihooyin badan beentiisii gaarto, marka dhibaatadan lagu sameynaya ilaa yoomul qiyaama oo cadaabka ahi waxaa sababay beentaas uu faafiyay.
Waxaad ogtihiin waagii hore qofku haddii uu been sheego dad yar ayey gaari jirtay; waayoo idaacado iyo qalab warbaahineed majirin, laakiin zamankeena waad aragtaan si fudud ayey caalamka oo dhan ku gaareysaa haka eray ee kaa soo baxay; waayoo waxaa la adeegsadaa: warbaahin maqal iyo muuqaal leh, ama maqal kaliya oo codkaada ah, ama qoraalkaada ah.
Waad aragtaan beenta ay dadka baraha bulshada adeegsadaan meesha ay gaareyso.
Marka aad iyo aad aan iskaga ilaalinno erayada aan oraneyno. waxaa barito kugu markhaati furaya ummad badan oo malaayiin qof gaaraya oo aadan adigu aqoon laakiin aad isbartay, muuqaalkaada ama codkaadana yaqaan.
Waad aragtaan sida sawirada beenta loo sameeyo qof weyn oo xurmo iyo sharaf leh madaxiisa sawirkiisa inta la soo jaro qof qaawan ama xumaan sameynaya la dul saarayo.حسبنا الله ونعم الوكيل .
Hadda waxaaba la sameeyaa shiikh hebel codkiisa oo wax aan diintu ogoleyn ku halaaya oo been abuur ah.
Axaadiith been abuur ah, fataawi iyo jawaabo khaldan oo la baahinayo.
Waxaad la yaab leh ciyaalka loo bixiyay: cayayaanka baraha bulsha oo nolasha ka dhacay, sida loo dhageysto warkooda beenta ah ama dadka qaar ay qiimo u yeelaan، meelaha qaarna markey yimaadaanna si aan caadi aheyn loogu soo dhaweeyo.
Arrintaas waxey na tuseysaa halka bushadeenu wacyigoodu gaarsiisan yahay.
Marka walaalayaal waa inaan muslixiin noqonaa oo aan khatartaas ummadeena uga dignaa.
نسأل الله العفو والعافية.
وبالله التوفيق.
✍🏿 الشيخ الوالد
عبدالقادر عكاشة

This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
#الحزام_الشيعي ‼️
وسعيهم لإبادة أهل السنة وهدم المسجد الحرام واقتلاع الحجر الأسود و نبش قبر ابوبكر وعمر وهدم المسجد النبوي ...
الشيخ محمد رسلان حفظه الله

الذنب لا يُكتَب إلا بعد ست ساعات ✅
الشيخ الدكتور
عزيز العنزي
حفظه الله
الشيخ الدكتور
عزيز العنزي
حفظه الله
*بما أن كثيرًا من البيوت خاصةً في بلادنا ،يؤخرون شرب القهوة يوم السبت بالذات إلى بعد صلاة الظهر ،فأحببت أن أهديهم هذه الفائدة*
قال الشيخ حماد الأنصاري- رحمه الله- كما في "المجموع" (٦٨٦) :
" قهوة بلا قدوع، لا تسمن ولا تغني من جوع، كصلاة بلا خشوع! "
القدوع: التمر
وقال الشيخ العبودي -رحمه الله -"ما هناك ألذ من القهوة مع التمر،كأنها مخلوقة له،مع أن التمر قبل القهوة بآلاف السنين"
صوتي متداول.
✍🏿الشيخ اسامة بن سعود العمري

الحمد لله والصلاة والسلام على رسول الله وعلى آله وأصحابه أجمعين
أما بعد: فإن شاء الله سنكمل ما بقي من الحديث المتقدم ذكره..
وهو قوله صلَّى الله عليه وسلَّم:( وحق العباد على الله أن لا يعذب من لا يشرك به شيئا).
فهذه بشارة عظيمة لكل من لا يشرك بالله سبحانه وتعالى شيئا، وأخلص له بالعبادة، ولا يشاركه أحدا من خلقه سواء كان ملكا مقربا، أو نبيا مرسلا، أو وليا صالحا، أوغيرهم من المخلوقات.
فيجب على كل مسلم أن يستفيد من هذه الفائدة العظيمة؛ لأنه قد صح عن النبي صلَّى الله عليه وسلَّم:( يخرج من النار من كان في قلبه مثقال حبة من إيمان).
Walaalayaal qeybtii labaad ee xadiithkii aan qeybtiisii hore ka soo hadalnay ayaan soo gudbinayaa.
Wuxuu yiri Rasuulkeena صلَّى الله عليه وسلَّم : xaqqa ay addoomadu Allaah ku yeelanayaan oo isagu isku waajibiyay waxaa weeye: in uusan cadaabin qof aan Allaah cibaadadiisa cid kale wax ugu darin.
Allaah ma ogola in cid aan Allaah aheyn la baryo, la magan galo, la tala saarto, dhib markii uu qofku la kulmo loo qeyshado, axadka la baryayo oo aan Allaah aheyn haba ahaado: malag Allaah u dhow, nabi ama rasuul uu Allaah soo diray, ama wali saalix ah, ha dhinto ama ha noolaado.
Xadiithul qudsi uu Imaamu Muslim soo saaray wuxuu Allaah ku yiri:
روى مسلم عن أبي هريرة رضي الله عنه قال: قال رسول الله صلَّى الله عليه، قال الله تعالى:( أنا أغنى الشركاء عن الشرك، من عمل عملا أشرك فيه معي غيري تركته وشركه).
Xaddiithkaas Allaah wuxuu yiri: Anigu waan ka deeqtoonahay shirko ama in wax la ila wadaago, qofkii camal la yimaada ilana wadaajiyo cid kale wadaagsigiisa waan ka tagayaa.
Walaalayaal adduunka wax yar baa la joogayaa safar aan laga soo laabaneyn ayaa na sugaya ee aan Allaah kaliya towxiidkeena u saafi yeelno si aan barrito qiyaamaha uga badbaadno cadaabkiisa.
وبالله التوفيق.
✍🏿الشيخ عبدالقادر عكاشة حفظه الله

المعصية تسلب طعم العبادة
عن عبدالله بن المبارك
-رحمه الله
- قال
قيل لوهيب بن الورد -رحمه الله وهو أحد العبّاد-: أيجد طعم العبادة من يعصي الله؟ قال: لا، ولا من همَّ بمعصية‼️
✍🏿حلية الأولياء، لأبي نعيم (٨/١٤٤)]
ٰ

الحمدلله والصَّلاة والسَّلام على رسول الله وعلى آله وأصحابه أجمعين
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Walaalayaal: Diinteena qabiilka wey ogoshahay , laakiin qabyaaladda ayey inoo diiday nagana xarrimtay.
Farqi ayaa u dhaxeeya qabiil in la sheegto iyo qabyaalad in lagu dhaqmo.
يقول الله سبحانه وتعالى في سورة الحجرات: ( يا أياءيها الناس إنا خلقناكم من ذكر وأنثى وجعلناكم شعوبا وقبائل لتعارفوا إن أكرمكم عند الله أتقاكم إن الله عليم خبير).
Qabiilka waa nasabkaada inaad garato, qaraabadaada iyo raximkaada si aad u xiriirso, una ogaato cidda aad dhaxleyso adna ku dhaxlaya, cidda nikaaxeedu uu kuu banaan yahay iyo cidda uusan kuu banaaneyn inaad guursato.
Waxaa tusaya arrintaan xaddiithka uu Tirmidi soo saaray, Abuu Hureyrana uu Nabiga ka wariyay oo ahaa:
( تعلموا من أنسابكم ما تصلون به أرحامكم) أخرجه الترمذي من حديث أبي هريرة رضي الله عنه عن رسول الله صلَّى الله عليه وسلَّم.
Macnaha xaddiithku waxaa weeye: Nasabkiina waxaad ka barataan wax aad qaraabadiina ama raximkiina ku xiriirisaan oo abtirsigiina ah.
Tusaale:
Waxaad ogtihiin in marka loo abtirinaayo Rasuulkeenaصلى الله عليه وسلَّم la yiraahdo:
النبي العربي الهاشميه القرشي
Nabigii carabka ahaa, reer Haashin ka ahaa, Qureysh kasii ahaa.
Sidoo kale Asxaabta Rasuulka iyaguna qabiilkooda loogu abtirin jiray sida:
أبو هريرة الدوسي، أبو ذر الغفاري ، صهيب الرومي، سلمان الفارسي.
Abuuhureyra oo ah qabiilka: Doos.
Abuu Dar oo ah qabiilka: Gifaaf.
Suhayb oo ah qabiilka: Romanka.
Salmaan oo ah qabiilka: furus.
Marka inaad tiraahdo anigu reer hebel ayaan ahay, qabyaalad lama yiraahdo.
Qabiilka waa la ogolyahay waxaase nala kugu ogolyahay oo kaliya nasabkeena inaan ku garano:(لتعارفوا) sida uu Allaah noogu sheegay aayaddaas aan kor ku xisay.
Laakiin qabyaaladda oo ah soomaalidu waxa ay ku dhaqanto waa tan nalaka reebay.
darsigeenna kan xiga ayaan uga hadli doonaa inshaa Allaah. وبالله التوفيق
.
✍🏿 الشيخ عبدالقادر عكاشة